Guddoomiyaha cusub ee degmada H/wadaag oo Xilka la Wareegay (Daawo Sawirro)

Munasabad uu xilka kula Wareegayay Gudoomiyaha cusub ee degmada Howlwadaag Mustaf Cali Axmed ayaa galabta lagu qabtay Xarunta Degmadaas ee magaalada Muqdisho. Munasabadan ayaa waxaa goob-joog ka ahayd Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka Gobolka Banaadir dhanka arrimaha Bulshada iyo Wacyi galinta Marwo Basma Caamir Axmed (Jakeeti ) iyo Madax kale oo ka soctay Maamulka Gobolka Banaadir. Gudoomiye … Continue reading Guddoomiyaha cusub ee degmada H/wadaag oo Xilka la Wareegay (Daawo Sawirro)